Faalooyin
Casriyeynta diinta hummaag lagu hungoobey! 2aad W/Q Sh.Fu’aad Max’ud(October 22, 2014)
Beloba belo ayey dhashaaye waxaad ogaataa Muctasilada ay Casraaniyiinta bahwadaagta yihiin waxay ka soo alifeysteen Yuhuud iyo Kiristan, waxaa tusaale kuugu filan Muctasiladu waxay yiraahdeen qur’aa Raadraaca fufka fikradaha sheelan ee Buuga “Xadka Riddada maxaa ka run ah
(October 19, 2014)
Horudhac:-Mar aan tagay asbuuci hore magaala London ayaa waxaan la kulamay goob lagu iibinayo Buuga “Xadka Riddada maxaa ka run ah” ee uu qoray Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil. Waxaan aqriyay buugii, Mar Kale iyo Buuga Loogu Magac Daray Xadka Riddada (2)W/Q Sh Maxamed Idirs
(October 14, 2014)
Arrimaha Buuggani ugu gafey Ummadda iyo Diinteeda mid mid ayaan usoo qaadayaa, Qoraalkii horena waxaan kaga Hadlay Masa’alada 1aad, bal hadda aan xooga buugga ugu daadegno si kooban oo maqaamka qora XAQIIQOOYINKA SAYNISEED EE ISLAAMKA (P 7): hydropolitikadii nebi Maxamed (csws)
(September 8, 2014)
The scientific truth of Islaam, part 7: the hydropolitics of profet Mohamed, csws) W/Q: Dr. Warfa Abdi Mohamed (Garweyne), former lecturer in Hydrogeology and Groundwater scientis Hordhac Isaga Ina godane ma Dhaga juun baa?!!!W/Q Sheekh Abdirazak Sugull
(September 3, 2014)
Qisaba qisay ku xusuusisaa, sheekana sheekey keentaaye, wararkii maanta lagu soo qoray mareegaha internetka ee ahaa duqeyntii Sablaale lagu bartilmaameedsaday saraakiisha Alshabaab, iyo in la leeyahay Sheekooyinka Paris – 1 W/Q Sh Maxamed Idirs
(August 20, 2014)
Paris :-Somaalida intii Qaran jabku ku dhacay adduun badan ayey mareen, dhibaatooyin kala duwanna wey la kulmeen, Seattle ilaa South Africa, Norway ilaa New Zealand, iyo inta adduun u dhexeysa.. Badah Maraykanka iyo Kooxda Daacish Sh.Abu Basiir Al-Dharduusi أبو بصير الطرطوسي
(August 13, 2014)
Sh.Cabdi Al-Muncim Mustafa Halim laguna naanayso Abu Basiir Al- Dharduusi[ أبو بصير الطرطوسي ] ayaa qoraal uu soo dhigay mareegta uu ku leeyahay barta Internetka waxaa uu cinwaan uga dh Xusuusin naftayda iyo tiinaba W/Q Sh Maxamuud Sh Xassan
(July 26, 2014)
Ciiddu waa muuqaal tilmaamaya Caqiido, tawxiid iyo weynaynta Allaah.Waxaana lagu dhawaaqaa الله أكبر الله اكبر الله أكبر لاإله إلا لله الله أكبر الله Qaar ka mid ah Xaqiiqooyinka Sayniseed ee Islaamka (Some of the scientific truths of Islam) Part 1
(June 27, 2014)
W/Q: Dr. Warfa Abdi Mohamed (Garweyne), former lecturer in Hydrogeology and Groundwater scientist. Waxaan qormadaan u hibeeyey kuna xasuusanayaa shiikheennii qaaliga ahaa Cabdulqaadir Nuur Faarax Socdaalka dacwo ee Sh.Umal iyo casharada aan ka baran karno W/Q Sh Axmed Dheeli
(June 17, 2014)
Sudan:-Sidda aan lawada soconayba waxaa soo jiitay indhaha warbaahinta iyo rayul-caamka umada Soomaaliyeedba jawlada balaaran oo caalimka Soomaaliyeed Fadiilatu Sh.Maxamed Cabdi Umal uu bilihii ugu da
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|