Faalooyin
Diinta waan haystaa culumadase meel uguma xirni!. W/Q: Sh. Axmed Cabdisamad(June 13, 2014)
Waa run oo ninna nin kale meel uguma xirna laakiin hadalkaani ma aha hadal cilmi iyo caqli midna ku dhisan; waayo amarka Rabbigeen ku baxshay in kitaabka iyo sunnada loo noqdo mid la mid ah ayuu ku ba Abu Maxamed Al-Maqdasi oo xaqiijiyey Bayaankii uu ka soo saaray Khawaarijta Daacish (Dhageyso)
(June 6, 2014)
Jordan:-Abu Maxamed Al-Maqdasi ayaa waxaa uu xaqiijiyey bayaan uu ka soo saaray kooxda khawaarijta ee Daacish waxaana mareegaha Islaamiyiinta lagu faafiyey fariin maqal ah oo looga duubay Tel isaga oo Ayaan Darane: Abuu-Xamza Al-Masri Taliyaha labada Aag W/Q Sh.Shibli.[Qaybtii 5aad]
(June 4, 2014)
Nairobi:-Waa qoraaldadii taxanaha ahaa ee aan ka qori jirnay dhacdooyin taariikhda dhaw iyo tii horeba ahaa oo mudan in dadka loo soo gudbiyo si ay uga faa'iidaystaan. Waxaan qormadan ku soo qaadanayn Waxaan rabaa Furiin ama Fasaq W/Q Sh Cabdibaasid Sh.Ibraahim Maylow
(May 24, 2014)
Markii ay dhacdey dowladdii dhexe ee Soomaaliya 1991 ,waxaa ka dhashey dhibaatooyin uu keeney Dagaaladii sokeeye ee dhexmarey Soomaalida ,taasoo sababtey in boqolaal kun oo Qaxooti ah ay u kala firdha Daarulhijra Islamic Center oo tacsi u diraya ehelada Xaji abdirahman Nuur (Shagaxle)
(May 21, 2014)
Toronto:-Maamulka Masaajidka Daarulhijra Islamic Center ee magaalada Toronto ee Canada iyo Communitygiisa ayaa wuxuu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa eheladii Xaaji abdirahman Xaaji nuur (sha Aragsan W/Q M.Hamabase
(May 5, 2014)
Mahad idaylkeed iyo mudnaanteedba waxaa leh EEBBE wayne. Naxariiso iyo barakooyin mug waynna , nabiga dushiisa ha ahaadeen. Aragsan, waa taxane taariikheed oo u tidcan xidhmo xidhmo qarni qarni oo ku Al-shabaab iyo dib u heshiisiinta Beelaha Soomaalida
(April 30, 2014)
Waxaan maqalnaa mararka qaarkood ama aan ka aragnaa telefeshinada in beelo dagaalamay ay dib u heshiisiin u samayna yaan ururka Al-shabaab, arintaa oo ay dhici karto dadka aan sida qotada dheer u aqoo Ayaan Darane Ibnul Calqami & Tataarkii” Qeybtii. 3aad W/Q Sh Shible
(April 28, 2014)
Nairobi:-Waa qeybtii 3aad ee taxanaha Ayaan Darane oo aan ku soo bandhigno dhacdooyin mudan dhugasho gaar ah. waxaan qeybtan ku soo qaadanayanaa nin ka qeyb qaatay dhacdadii tataarku ku qab sadeen caa Ayaan Darane: Cumar Al-Naasiri” Daroogo, Basaanimo, Mujaahidnimo, Haddana Qaxooti Dayacan”.W/Q Sh Shibli
(April 25, 2014)
Nairobi:-Waa qeybtii 2aad ee taxanaha Ayaan Darane oo aan ku soo gudbino dhacdooyin mudan dhugasho badan.Waxaa gacantayda ku dhacay kitaab ka kooban ( 538 Bog ) oo carabi ku qoran, cinwaankiisuna yaha Da’yarta Soomaalida iyo Ducaada ku hadasha Ingiriiska ( English speakares)
(April 25, 2014)
Dhalinyarada ama Da'yarta Soomaaliyeed ee ku kortey wadamada reer Galbeedka iyo Woqooyiga Ameerica , ama luqadooda koowaad noqotey Afka Ingiriiska ama is mooda iney wax ku fahmayaan luqadaa oo keliya
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|