Maxaa cusub maanta ?
Sh Maxamed Saalax Al-Munjid oo Qoraal dahabi ah ka qoray dagaalka ka socda Suuriya(Akhriso)(January 11, 2014)
Sheekh Maxamed Saalax Al-Munjid oo ka mid ah culumada Islaamka kuwooda ugu caansan ayaa qoraal dahabi ah ka qoray dagaalada ka socda dalka Suuriya kuwaas oo u dhexeeya kooxaha Jihaadka kula jira dowla Sh Maxamed Cali Saabuunii oo baaq u diray kooxaha ku dagaalamaya Suuriya(Daawo)
(January 11, 2014)
Suuriya:-Sheekh Maxamed Cali Saabuuni oo ka mid ah culumada sida weyn looga yaqaan caalamka Islaamka oo lagu xasuusto Tafsiirka qu,aanka ayaa baaq u diray kooxaha ku dagaalamaya dalka Suuriya wuxuna u Mu’tamar Islaami oo ka socda Nairobi oo galay maalintii Labaad.[Masawiro]
(December 14, 2013)
Nairobi :-Waxaa maanta mar labad dib u bilawday duruustii iyo muxaadaraadka mutamar Islaami ah oo ka socday magaalada Nairobi kaas oo loo qabtay ardayda dugsiyada dhigta ee xiligan ku jira fasaxa (س Culimadu waa in ay ka difaacaan diinta Islaamka kuwa beenaalayaasha ah Sheekh Shibli.[Dhagayso]
(December 6, 2013)
Nairobi:-Waxana maanta khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ka jeediyey Sh.Maxamuud Maxamed Shibli isagoo Shiikhu uu ka hadlay waajibka culimada Islaamka ka saaran kuwa ku soo duulay diinta Islaamka Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Abu bakar Sh.Maxamed Cabdi Umal (Dhageyso)
(November 22, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Masjidka Abu bakar ee magaalada Nairobi waxaana khudbada maanta jeediyey Sh.Maxamed Cabdi Umal.Sheekha ayaa khudbadii maanta wuxuu kaga hadlay in la isk Sh Maxamuud Shibli iyo Kitaabkii الجواهر الثمينة في أدلة السفينة [Akhriso]
(November 20, 2013)
Nairobi:-Sh Maxamuud Shibli oo ka mid ah culimada dalka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya ayaa waxaa uu sharxay Kitaabka الجواهر الثمينة في أدلة السفينة kitaabkaan oo ah Sheekh Maxamed Idiris Ahmed oo ka hadalay duufaanada ka dhacay Puntland (Dhageyso)
(November 17, 2013)
Sheekh Maxamed Idiris Ahmed oo ka mid ah culumada Soomaalyeed ayaa khudbadii Jimcaha ee uu ka jeediyey Masjidka Ibnu Teymiya ee dalka Mareykanka ayaa wuxuu uga hadlay duufaanada iyo musiibada ka dhaca Mandumatu Xaaiyah waxaa Akhrinaya Sheekh Ahmed Aden Sulub (Daawo)
(November 11, 2013)
Nairobi:-Waxaan Idiin soo gudbineynaa kitaabka Manduumat Xaa,iyah oo uu akhrinayo Sheekh Ahmed Aden Sulub waaan kitaab yar balse aad u qiimo badan waxaana uu Kitaabka Sheekhu ka akhriyey Masjidka Al-H Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar ee Nairobi “Yaan shaar diin lagu khaldin” (Dhageyso).
(November 9, 2013)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa shalay khudbadii Jimcaha waxaana uu uga hadlay khatarta ay leedahay in magac diin iyo dan qabiil umada lagu burburiyo,loona gacan geliyo dalkooda gaalo iyo Cadow. S Morten Storm oo Wareysi uu siiyey CNN-ka hadlay Ikrima iyo Dilkii Saleh Al Nabhan[Daawo]
(November 6, 2013)
Denmark:-Waxaa mar kale si kedis ah uga soo muuqday warbaahinta Reer galbeedka Morten Strom oo ahaa Jaasuus u dhaqeynayey mudo dheer Sirdoonka dalka Denmarka ee loo yaqaan PET iyo CIA Maraykanka waxaa
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|