Sh Maxamed Cali Saabuunii oo baaq u diray kooxaha ku dagaalamaya Suuriya(Daawo)

January 11, 2014 - Written by Editor

sabuniSuuriya:-Sheekh Maxamed Cali Saabuuni oo ka mid ah culumada sida weyn looga yaqaan caalamka Islaamka oo lagu xasuusto Tafsiirka qu,aanka ayaa baaq u diray kooxaha ku dagaalamaya dalka Suuriya wuxuna uga digay daadinta dhiiga muslimiinta.

Sheekh Maxamed Saabuuni ayaa umada Islaamka iyo kooxaha ku dagaalamaya waqooyiga Suuriya ugu baaqay in ay alle ka baqaan oo ay joojiyaan dagaalka dhexdooda ah wuxuuna sheegay in dagaalka haatan ka dhexsocda uu dan u yahay dowlada Suuriya

Sheekh Maxamed Cali Saabuuni ayaa umada Islaamka uga digay Gaaleysiinta wuxuuna sheekha u dardaarmay dhamaan kooxaha Kacdoonka Suuriya in ay sameeyaan Maxaakim Sharci ah ooo la xisaabtama kuwa sababta u ahaa in dagaalka fitnada ah uu ka bilaawdo waqooyiga dalka Suuriya

Hoos Ka Daawo Baaqa Sheekh Maxamed Cali Saabuuni uu u diray kooxaha Suuriya ee dagaalamaya

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online