Maxaa cusub maanta ?
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/03/sh_shuceyb.jpg)
(March 22, 2012)
Oslo:-Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa Kitaabkii Al-Raxbiya ee Dhaxalka ahaa ee uu akhriyey Sheekh Shucayb Cartan Warsame wuxuuna Sheekha ka akhriyey Masjidka Al-Taw Tacsi Ku socota ehelada iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Cabdirashiid Jaamac Oogle
(March 22, 2012)
london:-Assalaama caleykum waraxmatulaahi warbaakaatuhu Allaah ayaa mahad idaylkeed u sugnaatay, naxariis iyo nabadina ha gaadho rasuulkeenii suubanaa calayhi salaatu wasalaam. Allaah swt ayaa bixiya
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/03/halgan.jpg)
(March 9, 2012)
Waxaan ugu bishaareynaynaa dhamaan umada Soomaaliyeed iyo Akhristayaasha Halgan.net in lagu soo kordhiyey Halgan.net Web TV Station kaas oo si Live ah u tabin doona Dhamaan duruusta kale duwan ee culu Darsigii Sh.Dr Cali Maxamed Saalax ee dhawaan ka baxay Masjid Towfiiq.(ku celis)
(March 8, 2012)
Norway:-Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay webka darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka akhriyey Masjid
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/03/drcali.jpg)
(March 6, 2012)
Norway:-Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net ugu bishaaraynayaan in ay ula socon doonaa si Live ah duruusta ka baxda Masjid Towfiiq ee uu bixiyo Sheekh Dr Cali Maxamed Saaalax, dhamaan dadk
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/03/sh-shucayb.jpg)
(March 4, 2012)
Oslo:-Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay webka darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Saalax iyo Shiikh Shucayb Cartan Ogeysiis Muxaadaraad ka bixi doona Masjid Abu Hurairah ee Magaalada Columbus.
(March 4, 2012)
Columbus:-Waxaa la ogeysiinayaa Muslimiinta ku dhaqan magaalada Columbus, Ohio in lagu qaban doono muxaadaro diini ah Masjid Abu Hurairah ee Magaalada Columbus. Muxaadarooyin kan oo cinwaankoodu yah Ogeysiis:Mu`tamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu`ga oo Oslo ka bilaaban doona
(March 3, 2012)
Norway:-Dhamaan umada Somaaliyeed ee khayrka jecel ee ku nool Norway iyo yurub intaba waxaan idinku casuumaynaa idinkuna bishaaraynaynaa in la qabanayo mu`tamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu`ga uu qa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/02/timthumb.jpg)
(February 24, 2012)
Akhristoow qoraaladii hore waxaan uga soo hadalnay tilmaamaha culumada rabaaniyiinta iyo culumaa’usuu, waxaad u jeedaa maanta dad aan garan karin xaqa culumada inay ku xukumeen culumadii lagu bartay
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/02/sawir.jpg)
(February 22, 2012)
Waxaan lagu wargelinayaa bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Danmarka iyo Jaaliyaadka dibada ina ay jiro Nadwo diini ah oo loogu talagalay dhalin yara kana bixi doonta Masjidka Iqra ee magaalada
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|