Warar

Ciidamada Puntland oo Mujrimiinta Daacish ka qabsaday Aagag hor leh .
(February 22, 2025)
Cal-miskaad:-Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ayaa maanta gaaray aagag cusub oo ay ku sugnaayeen argagixisada Daacish, kuwaas isaga cararay saacadihii lasoo dhaafay kaddib markii khasaare baaxad l
Madaxweynaha DFS oo furay Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka 11 JFS.
(February 22, 2025)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee Federaalka Soomaaliya ayaa ku bogaadiy
Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Michael Nithavrianakis.
(February 22, 2025)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya, Ambassador Michael Nithavrianakis. Kulanka oo ay ka qeybga
Hawlgal lagu Cirib-tirayo Argagixisada Puntland oo lagu dilay maanta 44 Daacish ah.
(February 20, 2025)
Boosaaso:- Puntland ayaa Warsaxaafadeed ka soo saartay hawlgalkii maanta ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari kuwaas oo jabweyn lagu gaarsiiyey kooxda Mujrimiinta Daacish kuwaas oo ku dhuumaa
Joojin Ajaanibta sharci la’aanta kusoo gelaysa deegaannada Puntland.
(February 19, 2025)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Amar Madaxweyne kusoo saaray in la joojiyey Ajaaniibta Sharci la’aanta kusoo gelaysa deegaannada Puntland, waxaana la fa
Duqey xooggan oo ku socota Boholaha Xankookib oo ku dhaw Deegaanka Dhasaar.
(February 16, 2025)
Boosaaso:-Dowladda Puntland oo kaashanaysa Saaxibada Imaaraadka ayaa galabta fulisay duqeymo lagu beegsaday Boholaha Xankookib oo u dhaw deegaanka Dhasaan ee Buuralayda Cal-miskaad, waxaa lagubay kay
Saraakiil Sare oo booqatay furi aha hore uu Calmiskaad
(February 15, 2025)
Calmiskaad: Saraakiil sare oo xagga amniga ah, khibradna u leh arrimaha ciidanka, oo ay ka mid yihiin Gen. Morgan, Gen. Indho Yare, Xildhibaan Gen. Bashiir Ameerico, Gen. Omar, iyo saraakiil kale, a
Puntland oo guulo horleh ka gaartay dagaalka ay kula jirto Maafiyada Daacish.
(February 11, 2025)
Boosaaso:-Ciidamada Puntland ayaa si guul leh u jebiyay kooxaha argagixisada Daacish, iyagoo gaadhay rugo cusub oo ay horey ugu dhuumaaleysanayeen argagixisadu. Khasaaraha maanta ka gaaray argagixisa
Madaxweynaha Puntland ayaa amray in meel kasta lagu dilo Firxadka Mujrimiinta Daacish ku
(February 6, 2025)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Isbitaalka ku booqday Ciidamada geesiyaasha ah ee kusoo dhaawacmay hawlgalka Argagixisada looga sifeynayo buuralay
Ciidamada Difaaca Puntland oo qabsatay Saldhigii ugu weyna ee Maafiyada Daacish
(February 5, 2025)
Boosaaso:-Ciidamada difaaca Puntland oo maalintii labaad waday hawlgal lagu burburinayo saldhigyada Argagixisada Mujrimiinta Daacish ayaa waxaa ay maanta la wareegeen togga Jeceel ee buuraha Cal-misk

« Previous PageNext Page »