Warar
Madaxweynaha JFS oo qaybgalay shirka Midowga Yurub iyo dalalka soo koraya(October 26, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Brussels ee dalka Belgium kaga qaybgalay shirka Midowga Yurub iyo dalalka soo koraya ayaa Khudbad Madaxweynaha Puntland oo shirgudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland.
(October 26, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, dhameystirka fariisinta Goleyaasha deegaanka Madaxweynaha dowladda Puntland oo furay Kalafadhiga 53-aad ee Golaha wakiilada Puntland.[Video]
(October 25, 2023)
Garoowe: 25 October 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Kalfadhiga 53-Aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Madaxweynaha ayaa khudbadiisa Dast Madaxweynaha Dowladda Puntland oo la kulmay Wafdi Isimada dhaqanka Gobolka Bari oo ku sugan Garoowe
(October 25, 2023)
Garoowe: 25 October 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan Qado ah la yeeshay Wafdi Isimada dhaqanka Gobolka Bari ah oo safar ku jooga Garoowe, Kulanka Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay siihayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya
(October 24, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho kulan kula qaatay siihayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya A.I Shane Dixon iyo Korneyl David Madaxweynaha Puntland magacaabay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Puntland.
(October 24, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 47 ee 24-ta October, 2023, kuna saabsan magacaabid Taliyaha iyo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Madaxweynaha Puntland goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Xassan Yuusuf Majabe
(October 22, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta D Madaxweynaha JFS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb
(October 20, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug, halkaas oo uu ka sii ambaqaadayo dhamm DFS oo wamurtiyeed ka soo saaray kulan la qaadatay SSC Khaatumo
(October 19, 2023)
Muqdisho:-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane iyo hoggaamiyaha SSC-Khaatumo mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa goobjoog ka ahaa munaasabadda shaacinta Wadatashiyadi Madaxweynaha JFS oo gaaray degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool
(October 19, 2023)
Baydhabo:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur iyo Ma
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|