Warar

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland
(October 19, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 44 ee 19-ka October, 2023, kuna saabsan magacaabid Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gu
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo shir gudoomiyey shirkii Golaha Wasiirad ee Puntland.[Video]
(October 19, 2023)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirad
Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jarey Xarunta cusub ee Isgaarsiinta Taliska Guud Booliska Puntland.
(October 18, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray Xarunta cusub ee Isgaarsiinta Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Dowladda Puntland. Madaxweynaha
Raisulwasaaraha JFS oo kulan la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed
(October 17, 2023)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ganacsatada Soomaaliyeed la yeeshay kulan ku aaddan doorka ay ku leeyihiin jiheynta dowlad
Ra’iisulwasaaraha DFS oo soo xiray Aqoon-iswaydaarisga Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah
(October 17, 2023)
Muqdisho:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo xiray Aqoon is-weydaarsiga Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya oo
Madaxweynaha JFS la hadlay ciidamo DFS ee ku maqnaa dalka Ereteriya.
(October 17, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Xarunta Ciidamada Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, halkaas oo ay ka socoto dib u soo celinta Cii
Madaxweynaha Puntland ka qeybgalay munaasabadda Jaamacada Bariga Africa faraceeda Garoowe
(October 15, 2023)
Garoowe:-Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda qalanjebinta dufcada 11-aad ee Jaamacada Bariga Africa faraceeda Garoowe, oo tiradoodu ka badanta
Madaxweynaha JFS oo xariga ka garay Waddada Maxamuud Xarbi ee degmada Warta Nabadda
(October 15, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray Waddada Maxamuud Xarbi ee degmada Warta Nabadda iyo waddada Cusub ee loogu Magacdaray Mada
Madaxweynaha JFS Xassan Shiikh Maxamuud oo maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada
(October 13, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, oo uu kula wadaagay guulaha laga gaaray ho
Madaxweynaha JFS Xasan Sh Maxamuud oo qaabilay hoggaamiyaha SSC Khaatumo
(October 13, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Qaran

« Previous PageNext Page »