Warar

Madaxweynaha JFS oo shir gudoomiyey shirkii Golaha xukuumada Federaalka Soomaaliya
(October 12, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardargelinta qorsheyaasha hortebinta u leh Xukuumadda ayaa maanta guddoomiyey shirka Golaha Wasii
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Maalinta Calanka Soomaaliyeed 12-ka Oktoobar.
(October 12, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Maalinta Calanka Soomaaliyeed 12-ka Oktoobar. Madaxweyne Deni ayaa t
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay Wasiirka Amniga iyo DDRTA Dowladda Puntland
(October 11, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 43 ee 11-ka October, 2023, kuna saabsan magacaabid Wasiirka Amniga iyo DDRTA Dowladda Puntla
Madaxweynaha JFS oo booqday xeryaha ay tababarka ku qaadanayaan ciidamada Badda iyo Cirka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Ereteriya.
(October 9, 2023)
Asmara:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa maanta kormeeray xeryaha ay tababarka ku q
Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud gaaray dalka Ereteriya
(October 8, 2023)
Muqdisho:_:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Ereteriya oo ay tababar gaar ah ku qaadanayaan qaar ka mid ah qeybaha k
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabiley Hoggaamiyaha Maamulka KMG SSC.
(October 7, 2023)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha KMG ah ee SSC Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdh
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo shirgudoomiyey u diyaar Garowga Wajiga 2-aad ee Dagaalka AS.
(October 7, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shir looga hadlayey Udiyaar Garowga Wajiga 2-aad ee Dagaalka Dalka looga Saarayo Khawaarij
Madaxweynaha maamulka SSC-Khaatumo oo si weyn loogu soo dhaweeyey Muqdisho
(October 6, 2023)
Muqdisho:-Hoggaamiyaha Golaha Fulinta ee maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali iyo wafdi ka kooban Golihiisa Fulinta ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda Jamhuuriyadda Fe
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo kulan la qaatay siyaasiyiin Koonfur-galbeed.
(October 3, 2023)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka BFS iyo siyaasiyiin kasoo jeeda deegaan
Ciidanka Booliska Puntland oo qabtay xubin ka tirsan ISIS/Daacish
(September 27, 2023)
Ciidanka Booliska Puntland ayaa hawl-gal ay fulliyeen ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan Ahmed Huseen Ibraahim oo ka tirsan Kooxda Argagixisada ee ISIS/Daacish, Hawl-galka oo laga fuliyey Gobolka B

« Previous PageNext Page »