Wararka Caalamka
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2024/10/ict.jpeg)
(October 19, 2024)
Muqdisho:-Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah ayaa ka tacsiyeysay geerida ku timid alaha u naxariisto Yahya Sinwar hogaamiyihii garabka milatari ee Ururka Xamaas kaas oo ku shahiiday dagaal u
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/04/shyuusuf.jpg)
(September 12, 2024)
Minneapolis:-Inaalillaahi waa inaa ileyhi Raajicuun waxaa xalay magaalada Minneapolis ku geeriyooday allaha u naxriistee Sheekh Yuusuf Aden Maxamed oo ka mid ahaa culumada ugu waaweyn Soo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/03/shible.jpg)
(August 27, 2024)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Shible oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa bixiyey wareysi uu uga hadlayo xaalada Khilaafka Madaahibta" Soomaaliya gaar ahaan Khilaafka Suufiya
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/02/sheekh-umal.jpg)
(August 14, 2024)
Nairobi:-Shabakada wararka Halgan.net waxaa ay idiin soo gudbineysaa muxaadaro Muhiim ah oo uu xalay Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abubakar Al Sadiiq Ee Magaalada Nairobi waxaana
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/02/sheekh-umal.jpg)
(August 13, 2024)
Nairobi:-Shabakada wararka Halgan.net waxaa ay idiin soo gudbineysaa muxaadaro Muhiim ah oo uu xalay Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abubakar Al Sadiiq Ee Magaalada Nairobi waxaana uu
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/09/sh_umal11.jpg)
(August 9, 2024)
Nairobi:-Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uga Nadwo Cilmiyeed si Habsami leh uga socota magaalada Laascaanood (Daawo)
(July 23, 2024)
Laascaanood:-Waxaa maanta oo Talaadaa taariikhduna tahay 23/07/2024 ka bilaawday hoolka shirarka ee Waafi Nadwo cilmiyeed ay ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed oo ka kala yimid d
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2023/12/415288462_693558626248724_9137123251525510162_n.jpg)
(December 30, 2023)
Muqdisho :Inaalillaahi waa inaa ileyhi Raajicuun waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday allaha u naxriistee Sheekh Maxamed Xaji Yuusuf oo ka mid ahaa culumada ugu waaweyn Soomaaliya S
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2023/12/IMG_2234-1.jpg)
(December 23, 2023)
Copenhagen:-Waxaa shalay si rasmi ah loo furay Masjidka Al Tawxiid ee magaalada Copenhagen ee dalka Denmark waxaana alle mahadsiisa la furay Markazka Cusub ee Al Tawxiid ee magaalada Copenhagen. Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al Sadiiq ee Nairobi Sh Maxamed Umal.[Video]
(August 19, 2023)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii jimcaha ee masjidka Abu bakar Al sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbada uga
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|