Maamulka Halgan.net oo tacsi u diray dhamaan eheladii Sheekh Maxamed Xaji Yuusuf

December 30, 2023 - Written by Editor

Muqdisho :Inaalillaahi  waa inaa ileyhi Raajicuun waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday  allaha u naxriistee Sheekh Maxamed Xaji Yuusuf oo ka mid ahaa culumada ugu waaweyn Soomaaliya

Sheekh Maxamed Xaji Yuusuf wuxuu baryahaan danbe ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho waxaana alle uga baryeynaa in uu janadii fardowsa ka waraabiyo .

Maamulka iyo howl-wadeenada Halgan.net ayaa si gaar ah waxay tacsi ugu dirayaan dhamaan qaraabada iyo eheladii uu ka geeri yooday  Sheekh Maxamed Xaji Yuusuf ilaahay janada Firdowsa ha ka waraabiyo Aamiin.

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
December 2023
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online