Wararka Caalamka

Culimada Soomaaliyeed oo baaq nabadeed u jeediyey labo beelood oo colaado ku dhex martay Koonfurta Sool.[Dhagayso]
(July 6, 2016)
Garoowe:-Idaacadda Qur’aanka kariimkaa ee Al-xikma Faraceed magaalada Garoowe oo laga dhagaysto inta badan Deegaanada Puntland iyo Gobollada dhexe ee dalka ayaa maalmaha ciidaha waxay samaysaa barna
Ogeysiis Mu’tamarkii 24 Aad Ee Iskandanefiyanka (Daawo)
(June 26, 2016)
Halgan.net Finland
Duruus Ramadaaniya qeybtii 1-2 Sh Maxamuud Maxamed Xalike (Daawo)
(June 12, 2016)
Laascaanood:-Sh Maxamuud Maxamed Xalike oo ka mida Culimada waawayn ee gobolka Sool , ayaa muxaadaro qiimo badan ka jeediyey magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool  Muxaadaradan oo ku saabsany
Muxaadaradii 1aad Nadwada ka socta Masjidka Abubakar Maqaasida Shareecda Sh Cabdi Qorane (Daawo)
(May 5, 2016)
Burtinle:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaradii koowaad ee xalay laga jeediyey Masjidka Abubakar ee Degmada Burtinle waxaana jeediyey Sulaad Sh.Cabdi Qani Qorane waxaana uu ka hadlay Maqaasida Sha
Nadwo ka socda Maalintii 2aad Masjidka Abuubakar ee Degmada Buurtinle [Masawiro]
(May 5, 2016)
Burtinle:-Waxaa Maalintii labaad gashay Nadwo cilmiyeedka ka socota Masjidka Abuubakar Ee Degmada Buurtinle. Nadwadan ayaa waxaa si maqal iyo muuqaal ah u tabinaya Shabakada Halgan.net. Halgan.net
Nadwo cilmiyeedkii 14-aad oo ka bilaabtay caawa Masjidka Al-rowda ee magaalada Boosaaso.[Video/Masawiro]
(April 14, 2016)
Boosaaso:-Waxaa caawa oo jimco ah ka bilaabatay magaalada boosaso ee xarunta gobolka bari gaar ahaan masjidka alrowda  nadwadii sanadlaha ahayd taasoo sanad walba la qaban jiray xilligan oo kale, nad
Radio Halgan oo Live u tabin doona Nadwo Cilmiyeed ka bilaaban doonta Boosaaso (Dhageyso Radio Halgan Live)
(April 12, 2016)
Boosaaso:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan umada Soomaaliyeed ee ku nool dunida dacaladeeda in ay ka bilaaban doonto magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari Nadwo cilmiyeed cinwaan looga dhigay (أل
Nadwo diini ah oo Culimadu ku bayaaniyeen Manhajka saxda ah oo lagu qabtay Masjid Al-hudaa ee Garoowe.[Cod/Masawiro]
(April 7, 2016)
Garoowe:-Culimad Soomaaliyeed ee waaweyn ayaa xalay oo bishu ahayd 7/04/2016 waxay nadwo diini ah oo qimo gal ah ku qabteen Masjidka Al-huda ee magaalada Garowe waxaana Halkudhegu Ahaa [Bayaaninta xaa
Mutamarkii 1aad ee Islaami ah ee Malmo Maalintii koowaad oo la soo Afmeeray (Masawiro)
(March 5, 2016)
Malmo:-Waxaa dhawaan si live ah uga bilaaban doona maanta saacadu markay tahay 13:00 UK magaalada Malmo ee dalka Sweden Mutamarkii 1aad ee Islaami ah waxaan mutamarka soo qabanqaabiyey Islamisk Kultur
Jamacadda Islamiga Najax Burco Heshiis Caalamiya la Gashay Jamacad ku Taala Malaysia (Daawo)
(February 16, 2016)
Burco:-Jaamacada Najaax oo ka mid ah Jaamacadaha sida xowliga u horumaraya ayaa waxaa ay heshiis la saxiixdeen is afgarad ah Jaamacada Al-Madiina Al-Caalamaiya ee dalka Malesia waxaana heshiiska u sax

« Previous PageNext Page »