Wararka Caalamka

(February 25, 2017)
Laascaanood:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadardaad taxana ah oo uu Sh C/naasir Xaji Axmed uu ka jeediyey masjidka Jaamica ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool .Sheekh C/naasir Xaji Axm Khatarta Ku Xadgudubka bidcaynta Sheekh Dr. Feysal Maxamed Cali (Daawo)
(February 14, 2017)
Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro qiimo badan oo uu Sheekh Dr Feysal Maxamed Cali ka jeediyey magaalada Nairobi gaar ahaan Masjidka Abu Bakar Sadiiq waxaana Sheekhu uu muxaadardiisa cinwaan uga d

(January 26, 2017)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Nadwo cilmiyeed ka bilaabatay magaalada Nairobi gaar ahaan Masjidka Al-Hidaaya waxaana Nadwada loogu magac daray Kadigidda Gaalaysiinta iyo Bidcaynta waxaana nadw Kitaabka Sunanu Abu Da,uud Sh C/Naasir Xaaji Axmed Xafidahulaah [Daawo Video]
(January 18, 2017)
Laascaanood:-Waxaa caawa Radiohalgan.net idiin soo gudbineyaa caawa Kitaabka Sunan Abii Daawuud oo uu bilaabay Sh C/Naasir Xaaji Axmed (Abu Maxamed ) waxaana uu Sheekha ka akhriyaa Kitaabka Masjid Jaa Kufsiga waxay ay ka qabto Shareecda Islaamka Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(January 18, 2017)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro muhiima oo ka hadlaysa wax ay ka qabto Shareecada Islaamka Kufsiga oo ku soo badanaya Soomaaliya baryahaan waxaana muxaadarada jeedinaya Sh Maxamed Cabd

(January 13, 2017)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa dhamaan muxaadaraadkii laga jeediyey nadwo cilmiyeed lagu qabtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya .Nadwadan ayaa waxaa agaasimay Musasada hay’adda Ixsaa

(January 6, 2017)
Laascaanood :-Sheekh Cabdinaasir Xaji Axmed Abu Maxamed ayaa waxaa uu talo iyo nasiixa guudu jeediyey madaxada Soomaaliyeed iyo shacabka Soomaaliyeed meel walba ay joogaan waxaana uu uga digay shacabk

(January 6, 2017)
Laascaanood:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro qiimo badan oo uu Sheekh Sheekh Dr Axmed Jaamac Ismail uu ka jeediyey magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool waxaana uu Sheekh uga hadlay mux

(December 31, 2016)
Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaradaad laga jeediyey Masjidka Al-Furqaan ee magaalada Mombaza oo lagu qabtay Mutamar Islaami ah waxaana culumadii ka qeyb gashay ay ka jeediyeen muxaadaraad kala du

(December 19, 2016)
Mecca:-Waxaa Saacadahii la soo dhaafay aad loogu faafiyey baraha lagu wada xiriiro ee internetka in uu geeriyooday Sheekh Al-Calaamah Shariif Cabdi Nuur Xafidahulaah warkaas oo aan sal iyo raad to
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|