Asbaabaha Arsaqada Lagu Helo Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah(Daawo)

January 23, 2012 - Written by

Cap-town:-Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa muxaadaro qiimo badan uu ka jeeshay Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah Sheekh Maxamed ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uga hadlay Asbaabaha Arsaqada Lagu Helo ilaahay ha naga dhigo kuwa ka faa,iideysta.Aaaaaaaaamiin.

 

Hoos Ka Dhageyso Asbaabaha Arsaqada Lagu Helo Sheekh Maxamed Cabdi Umal

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

5 Comments so far

Leave a comment

  1. waxbaa kadhiman hadad soo dhamaystiri kartaan way fiicnaan lahayd

  2. Jazaakumullahu kheyran, walaalayaal Allaah kheyrkiina ha badiyee noo soo dhamaystira muxaadarada. Sheekhana Ilaahay hanoo xifdiyo cilmigiisana hanagu anfaco, Allaahuma aamiin.

  3. walalahaa bahdaa halgan.com jazakumulaah khayran lakiin waxaan jeclaan lahaaa inaad noosoodhamaystirtaan muxaadiradaa kusaabsan Asbaabaha Arsaqada Lagu Helo by Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah

  4. ASC walaalahay Allah khayr ha idinku abaal mariyo , wax badan baad nooqabteen .. Walalahay waxaan umaleeyey in ayna dhamaystirnayn Muxaadaradu ee hadii aad heli kartaan iyadoo dhamaystiran fadlan noo soo galiya JAZAKALLAHU KHAYRAN ..

  5. asc mahad ilahay kasokoow waxaan umahad celinayaa webka halgan .net oo kucanbaxay faafinta diinta islamka ilahay ajir iyo sawab hakasiiyo walalaha u,adeego webka sh mahamed umal ilahay haxifdiyo cadawga ilahay haka ilaaliyo ilahay haxifdiyo cimrigiisa ilahay hanoodhereyo somali hadan nahay aaamin aaaamin aaamin

Leave a comment

*