War caddaaday.W/Q: Xasan Maxamad Ibraahim (Abuu xassaan)
(January 4, 2012)
25 Bari ka dib dilkii Dr.Axmad Xaaji C/raxmaan waxay beesha Leelkase si dagganaan iyo isku kalsooni ku jirto shaaca uga qaadday in ururka Al-shabaab gaar ahaan kooxda amniyaadka ee sida tooska ah uga
Muxaadaraadkii shalay ay culimadu ka jeediyeen Mutamarkii Islaamiga ahaa ee ka dhacay magaalada Portelizabeth (Dhagayso)
(January 4, 2012)
Portelizabeth:-Waxaa wili ku sugan magaalada Portelizabeth  ee dalka south Afrika culumadii Nadwada diiniga  ahayd ka waday Magaalooyinka Johannesburg,Captown waxayna maanta muxaadarooyin kala duwa
DFKM oo warsaxaafadeed ka soo saartay kalfadhigii baarlamaanka DFKM iyo go,aamadii ka soo baxay maanta
(January 4, 2012)
Muqdisho:-Warsaxaafadeed caawa ay ka soo saartay DFKM kalfadhigii baarlamaanka iyo go,aamadii ka soo baxay maanta iyaga oo diiday go,aankii ay gaareen maanta garab ka tirsan xildhibaanada DFKM iyaga o
Xildhibaan Madoobe Nuunoow Maxamed oo loo doortay Gudoomiyaha Baarlmaanka DFKM
(January 4, 2012)
Muqdisho:-Baarlamaanka DFKM  ayaa galabta u doortay gudoomiyaha cusub xildhibaan Madoobe Nuunoow Maxamed kadib cod bixin ka dhacday xarunta Golaha Shacbiga ee magaalada Muqdisho. Doorashada gudoo
Xildhibaannada DFKM oo mar kale saaka ku dagaalamay xarunta golaha Shacabka
(January 4, 2012)
Muqdisho:-Xildhibaannada Golaha baarlamaanka DFKM oo noqday 2 koox  oo iska soo horjeeda ayaa saaka markii afaraad dagaal gacan ka hadal uu ku dhexmaray xarunta Golaha shacab ka , dagaalka ayaa bilow