Amniyaatka in Godane – Khawaarij mise wakiillo cadow ? W/Q Axmed M. Ciise
(January 9, 2012)
Dad badan ayaa uga gaabsaday wax-ka-sheegga iyo naqdinta Al-Shabaab labo arrimood awgood: tan koowaad, maadaama culimadu sheegeen in dagaalka ay wadaan yahay  fitno, fitnadana ay tahay in laga gaabsa
Dagaal culus oo udhexeeya Al-Shabaab iyo ciidamada Huwanta oo ka socda gobalka Gedo
(January 9, 2012)
Gedo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garbahaaray ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in dagaal culus oo ay ka qeyb ka yihiin  diyaaradaha dagaalka ee dalka Kenya ay ka socdaan deegaano ka tirsan gobalk
Xasuuqii Masjidka Al-Hidaaya oo lagu eedeeyey ciidamada dalka Jabuuti ee ku sugan Muqdisho
(January 9, 2012)
Muqdisho:-Xasuuqii loo geystay culumadii Tabliiqa ee ku cibaadeysaneysay Masjidka Al-Hidaaya ayaa waxaa lagu eedeeyey ciidamada dalka Jabuuti ee ku sugan magaalada Muqdisho waxaana eedaas dusha uga tu
Dhaqaalaha islaamka (qaybta 2aad) W/Q Abdulqani Hussein Mohamed.
(January 9, 2012)
Hargeysa:-Ilaahay baa mahad dhamaanteed iska leh, naxariis iyo nabadgelyana ha ahaato Nebi Moxamed korkiisa, intaas ka bacdi qaybtii koowaaad ee maqaalkan waxa aynu kaga soo hadalay macnaha dhaqalaaha
Koox hubeysan oo Yemeniyiin ah oo Afduub u keystay 6 gabdhood oo Soomaali ah
(January 9, 2012)
Yemen:-Wararka naga soo gaaraya dalka Yemen ayaa sheegaya in hal ruux uu ku dhintay 3 kalana ay dhaawacmeen ka dib markii ay koox hubeysan oo Yemeniyiin ah ay weerar ku soo qaadeen qoxooti Soomaali ah
Ciidamada DFKM ee ku sugan Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye oo qabtay walxaha qarxa
(January 9, 2012)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooye ayaa sheegaya in ciidamada DFKM ee ku sugan Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ay gacanta ku dhigeen nin wata walxaha qarxa oo ku sii jeeday magaalada Mu
Dagaalka ka socda dalka Soomaaliya iyo isgaaleysiinta iyo Culimada wax laga weydiiyey (Daawo)
(January 9, 2012)
Dagaalka Ka Socda Soomaaliya Iyo Isgaaleysiinta – Culumada Soomaaliyeed maxey ka yiraahdeen? Kulankaan ayaa waxaa ka qayb´qaadanay culimo ay ka mid yihiin Dr Cabdirizaaq Takar , Sh Bashiir Shiil ,