Darsigii Shiikh Maxamuud Sheekh Xassan ee maanta uu akhriyey.(ku celis)
(March 7, 2012)
Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee mareegta Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii maanta  si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay webka darsigaas oo uu Sheekh. Maxamuud Sheekh Xassan uu akhriyey
Banaanbax ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool
(March 7, 2012)
Banaanbax rabshado wata ayaa maanta ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool xili la arkayey dad  weyne taageersan maamulka Kaatumo State Of Soomaaliya ee looga dhawaaqay magaalada taa
Al-shabaab oo caawa hoobiyaal ku weeraray xarumaha AMISOM iyo kuwa DFKM
(March 7, 2012)
Muqdisho:Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in si culus caawa loo maqlayo Madaafiic iyo hoobiyaal ay is dhaafsanayaan Ciidanka Al-shabaab oo dagaal gaadmo ah ku qaaday xar
Madaxweynaha Puntlland Cabdiraxmaan Faroole oo dib ugu soo laabtay Garoowe
(March 7, 2012)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman ShMaxamed Maxamuud Faroole iyo wafdi uu hogaaminayey oo in mudo ah dalka dibadiis ku maqnaa ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee xarunta Pu
Garsoore Macalin Jeyte oo lagu dilay maanta Suuqa Weyn ee Degmada Wadajir
(March 7, 2012)
Muqdisho:-Waxaa saaka lagu dilay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir mid ka mid ahaa garsoorayaasha maxkamadda degmada Wadajir waxaana magaciisa lagu sheegay Macalin C/raxmaan Maxamed Axmed (Macalin