Xeerka isa-soo jiidashada W/Q Dr. Saadiq Enow
(March 11, 2012)
Tan iyo markey nolosha bilaabatay aadamigu wuxuu u gur-guuranayay in uu wax ka ogaado asraarta ku qarsoon nolosha. Xiisaha ay leedahay darteed ayaa aadamigu wuxuu arimahaas u hurey wakhti badan, juhdi
Tacsi ku socota dhamaan reer Yuusuf Teetano
(March 11, 2012)
Leicester:-Anagoo ah dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee ku xiran Masjidka Ibu Cutheymiin ee magaalada Leicester ee cariga dalka Ingriiska waxaan tacsi gaar ah u diraynaa reer Yuusuf Teetano gaar ahaan C
Kenya oo Qaraxii ka dhacay xalay Nairobi ku eedeysay Ururka Al-Shabaab
(March 11, 2012)
Nairobi:-Dawlada Kenya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay qaraxii xalay ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana ay masuuliyada qaraxaas dusha uga tuurtay Ururka Al-Shabaab .Afhaye
DFKM oo maamul u samaysa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan
(March 11, 2012)
Hiiraan:-Digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha  DFKM  Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa lagu magacaabay maamul hoos taga DFKM oo ay yeelan doonto Gobolka Hiiraan, wareegtada oo soo baxd
Ra’iisul Wasaaraha DFKM Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho
(March 11, 2012)
Muqdisho, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safaro shaqo oo uu ku soo kala bixiyey dalal fara badan. Ra’iisul Wasaaraha iyo waf