Darsigii Sh.Dr Cali Maxamed Saalax ee dhawaan ka baxay Masjid Towfiiq.(ku celis)
(March 8, 2012)
Norway:-Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay webka darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka akhriyey Masjid
Kulan diineed loo qaban doono dhalinta Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Århus
(March 8, 2012)
Århus:-Waxaa dhammaan waxaan loogu bishaaraynaynaa dhalinyarada soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Århus ee caasimada 2aad ee dalka Danmark iyo nawaaxigeed, in loo qaban doono kulan diineedkii labaad
Qarax ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan
(March 8, 2012)
Hiiraan:-Warar naga soo gaaraya magaalada Beledweyne  ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax miino ah lala bartilmaam saday gaarí ciidan oo ay saarnaayeen Ciidamo itoobiyaan ah oo marayey