Madaxa wararka ee idaacadda Shabeelle Muxudiin Xasan oo caawa dil ka badbaaday
(March 25, 2012)
Muqdisho:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa dil uu ka badbaaday madaxa wararka ee idaacadda Shabeelle, Muxudiin Xasan Maxamed (Xusni) ka dib markii ay labada dha
Guddoomiyaha Baarlamaanka ee DFKM Shariif Xassan Sheekh Aaden oo Muqdisho soo gaaray
(March 25, 2012)
Muqdisho:-Guddoomiyaha baarlamaanka DFKM Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho markii uu in mudo ah ku maqnaa magaalada Baydhabo ee xarun
Meydkii Madaxweynihii hore ee DFKM oo laga soo dejiyey magaalada Gaalakcyo.(Sawiro)
(March 25, 2012)
Gaalkacyo:-Waxaa dhawaan laga dejiyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo meydkii Madaxweyni hii hore ee DFKM Col. Cabdulaahi Yuusuf Axmed ka dib markii Salaadii Janaasada looga soo Tukada mag
Meydii Madaxweynihii hore ee DFKM oo la gaarsiiyey magaalada Muqdisho(Masawiro)
(March 25, 2012)
Muqdisho:-Meydkii Madaxweynihii hore ee DFKM marxuun Col Cabduulaaho Yuusuf Axmed ayaa saaka laga soo dejiyey garoon ka diyaaradaha ee Aadan cadde ee magaalada Muqdisho, Garoonka diyaaradaha ee Aadaan