Boqor Buur-Madoow oo lagu xiray magaalada Hargeysa ee xarunta S/land
(March 15, 2012)
Hargeysa:-Ciidamada Ammaanka ee Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ka dib markii uu ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, Boqorka ayaa xil
Taliyahii hore ee Booliska gobolka Mudug Muuse Xasaasi oo qarax ka badbaaday
(March 15, 2012)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in qarax lala eegtay Taliyahii hore ee qaybta Booliska gobolka Mudug G/sare Muuse Axmed C/raxmaan Muuse X