Faahfaahin Qarax caawa ka dhacay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya
(March 10, 2012)
Nairobi:-Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in caawa Bam Gacmeed lagu weeraray goob laga raaco gawaarida Bl-ka ah waxaana uu weerarkaas sababay khasaaro leh dhi
WAALAYAAB: Sh.Axmed Nuur Macalim C/qaadir
(March 10, 2012)
Akhristoow qoraalkan waxaan ugutalagalay inaad sawir guud kaqaadato ama fikrad guud somalida kunool wadamada reer galbeedka meelaha qaar kood dhaqankooda diimeed meeshuu marayo, gaar ahaan tuulooyinka
Dagaal ka dhacay saaka degaanka Yurkud ee Gobolka Gedo
(March 10, 2012)
Dagaal iyo Iska horimaad hubaysan oo u dhexeeya  ciidanka DFKM iyo kuwa urruka Al-shabaab ayaa saaka waxaa uu ka qarxay  degaan ka Yurkud ee Gobol ka Gedo, dagaalka ayaa bilowday ka dib markii ciida
Socdaalkeygii Dalka Mozambique – 1 Sheekh Maxamed Idirs
(March 10, 2012)
Mahad oo dhan ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisi Nebigeenna Korkiisa ha ahaato, Waxaan dhambaalkan kasoo qorayaa magaalada Nambula, Dalka Mozambique, ee ka mid ah dalalka Koonfurta Qaaradda Africa ku y