Daawo Waraysigii Sheekh Maxamed Idris Ahmed uu siiyey Tv -ga Universal
(March 5, 2012)
Sheekh Maxamed Idiris Axmed oo ka mid ah culimada Soomaaliya oo hadda socdaal dacwadeed ku jooga dalka South Afrika ayaa waxaa uu waraysi uu siiyey  Tv-ga Universal uu sheegay in uu soo dhaweynayo na
Qarax miino oo ciidanka DFKM lagula beegsaday magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay
(March 5, 2012)
Baydhabo:-Qarax nooca miinada ah ee dhulka lagu aaso ayaa maanta waxaa gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay waxaa lagula beegsaday gaari Cabdi Bile ah oo ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan D
Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya Dayib Rooble oo shirjaraa,id ku qabtay Muqdisho
(March 5, 2012)
Jabuuti:-Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya Dayib Dubad Rooble ayaa maanta shirja,raaid ku qabtay magaalada Muqdisho waxaana uu beeniyey in askar u dhalatay Jabuuti lagu dilay dagaalada ka dhacay magaalad