Darsigii maanta Taariikhda Firqada Axbaashta Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax (Dhageyso)

November 25, 2012 - Written by

Sh.Dr Cali Maxamed Saalax ayaa maanta halkii ka sii waday kitaabkii Mowsuucada ee ka hadlayey taariikhda xarakaad ka iyo Madaahibta waxaana uu maanta  si faahfaahsan uga hadlay alaha dhowree  Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax Firqada (Firqada Axbaashta ) oo Maraakiz ku leh meelo ka mid ah Yurub iyo Mareykanka .

Darsigii maanta Taariikhda Firqada Firqada Axbaashta  Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax Hoos ka Daawo.


Jadwalka
Masjid Al-Tawfiiq
Halgan.net

3 Comments so far

Leave a comment

  1. asc wr wb :
    ikhwanii codka caadi ma aha xooga sameecadah ayaa xun

  2. waalaal salaanta islaamka dabaeed waxaan idiin sheegayaa sida walaalkeygii commentiguiiusu iga horeeyey idiin sheegey cajalada codkeeda kala badh ayaa aamusan markaa dib u hagaajiya muxaadaradu waa muxaaadaro aad u qiimo badan front page-kana dhiga haddii alle yiraahdo

  3. ASCWRWB WALAALAYAAL ILAHAY HA IDINKA ABAAL MARIYO CASHARKAN QIIMAHA BADAN WAXAAN RABAY IN AAN IDIN SHEEGO CALADADA QAYBTA DAMBE CODLA AAN WAYE HADII AAD OGTIHIN IYO INKALE WJZK

Leave a comment

*