
(November 5, 2012)
Boosaaso:-Waxaa maanta masuuliyiin kale duwan oo ka tirsan maamulka Gobolka Bari oo uu horkacyo wasiirka Duulista Hawada Puntlland ay dhagaxdhigeen dhisme cusub oo loo samaynayo runway-ga Garoonka B

(November 5, 2012)
Dhahar:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Dhahar ee xarunta gobalka Hayland ayaa sheegaya in ciidamo ku hubeysan laba gaari oo tikniko ah ay caawa isku gadaameen maqaaxi ku taal Degmada Dhahar

(November 5, 2012)
Gaalkacyo :-Nabadoono iyo Cuqaal ka soo jeeda Beesha leelkase oo kulan ku yeesha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa baaq u diray beelaha ay ka soo jeedaan gacan ku dhiiglayaashii dilay

(November 5, 2012)
Copenhagen:-Qaar ka mid ah dhalinyarada Muslimiinta ah ee ku nool dalka Danmark ayaa waxaa ay qaylo dhaan ka keenay ka dib markii ay saxaafada dalka Danmark ay soo bandhigtay Morten Strom oo in mu

(November 5, 2012)
Muqdisho:-Guddoomiyaha baarlamaanka JFS Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka codsaday R/W DFS Cabdi Faarax Shirdoon in golihiisa wasiirada uu horkeeno baaralamaanka DFS si codka kalsoonida
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|