Wafdi ka socda IGAD iyo AMISOM oo gaaray magaalada Kismaayo
(November 27, 2012)
Kismaayo:-Wafdi ka socoda IGAD iyo AMISOM  ayaa dhawaan gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose, wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Kismaayo ku soo dhaweeyey guddoomiye ku x
Guddoomiyihii golaha odayaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan oo la dilay
(November 27, 2012)
Hiiraan:-Koox hubaysan oo dhalinyaro ah ayaa waxaa ay dhawaan ku dileen magaalada Beledweyne gaar ahaan ee Gobolka Hiiraan Sheekh Muxumed Sheekh Xuseen (Marya-cadde) oo shalay ay odayaasha dhaqan ka G
Tacsi Nabadoon Cabdullahi Jaamac Ismaacil (Careef)oo ku geeriyooday Garoowe
(November 27, 2012)
Garoowe:-Waxaa fiidnimadi xalay magaalada Garowe ku geeryoday Nabadoon Cabdulaahi Jaamac Ismaacil (CAREEF) oo ka mid ah ahaa nabadoonada deeganada Puntland , Nabadoonka aya ku dhashay Deeganka Degmada