Madaxweynaha JFS oo Diblomaasiyiinta dalalka Jaamacadda Carabta kala hadlay Gurmadka Abaaraha
(January 19, 2017)
Kulankan muhiimka ah waxaa joogay, safiirrada waddamada Jaamacadda Carabta, xafiiska ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) iyo guddiga Qaran ee abaaraha, diiradda waxaa lagu saaray sidii dalalka Carabta ay