Doorashada Madaxweynaha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya oo socota

February 8, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:- Waxaa dhawaan ka bilaawday magaalada Muqdisho codaynta Xildhibaanada dowladda Federaalka ay ku dooranayaa Madaxweynaha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya ee 4 sano ee soo socota Xildhibaanada codka bixinaya ayaa waxaa ay iskugu jiraan 2-da Aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya waxaan ay tiradoodu ay gaaraysaa ilaa 329-ka Xildhibaan

Kulanka ayaa waxaa furaty Gudoomiyaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari,ka dibna waxaa wacdi koban ka jeediyey xarunta ay ka dhacayso doorashada gudoomiyaha Hay’adda culumada Soomaaliyeed,Sh. Dr.Bashiir Axmed Salaad. Gudoomiyaha Hay’adda culumada Soomaaliyeed, Sh. Dr.Bashiir Axmed Salaad ayaa waxaa uu ku waaniyey Xildhibaanada 2-da Gole ee dowladda Federaalka Soomaaliya in ay qataan laaluush oo codadkooda ay iibsadaan arrinkaasna ay tahay xaaraan ay reebtay diinta Islaamka loona baahan yahay in laga fogaado laaluushka.

Musharaxiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa ugu cad cad Xildhibaan Cosoble, Sh Shariif Sh Axmed , Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, Maxamed C/laahi Farmaajo, iyo Xassan Sh. Maxamuud , Jibriil iyo Cali Xaaji Warsame Doorashada ayaa waxaa ay ka dhacaysaa hool weyn oo ku dhex yaala Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Xarunta ay ka dhacayso doorashadu ayaa waxaa jooga xubno ka tirsan beesha caalamka waxaana ay baritaarayaan xubnaha ay iyagu is leeyihiin waxa ay ku haboon yihiin in ay noqdaan Madaxweynaha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online