Ma Jirto Mushahaar ah iyo Xuquuqo ka maqan Ciidamadda Dowladda Puntland.[Warsaxaafadeed]

February 28, 2017 - Written by Editor

Garoowe:-Wasaaradda maaliyadda dowladda Puntland Wasiirka Maaliyadda dowladda Puntland C/laahi Sh.Axmed ayaa warsaxaadeed ka soo baxday xafiiiskiisa waxaa lagu xusay in aysan jirin cabashooyinka la xiriira mushahaarooyinka iyo xuquuqda ka maqan ciidanka difaaca Puntland ee dhawaan qabsaday xarunta Golaha Baarlamaanka ee Puntland.

Hoos ka daawo warsaxaafeedka ka soo baxay Wasaaradda maaliyadda dowladda Puntland


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online