Madaxwaynaha maamulka Gobollada Dhexe Sh.Shaakir oo tegay Muqdisho

February 22, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa soo gaaray madaxwaynaha maamulka Gobollada Dhexe Sh.Maxamed Shaakir iyo wafdi la socda ka dib markii uu casumaad ka helay Madaxweynaha cusub ee JFS Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Madaxweyne maamulka Gobolada Dhexe Sh Maxamed Shaakir oo war baahinta la hadlay marki uu ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde aya xusay in Muqdisho uu u yimid in uu ka qayb galo xaflada caleema saarka Madaxweynaha cusub ee JFS Maxamed C/laahi Farmaajo oo ay ka soo qayb gali doonaan dhamaan Madaxda maamul gobolleedyada ka jira Soomaaliya.
A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online