Madaxweynaha cusub ee JFS Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda VOA.[Dhagayso]

February 11, 2017 - Written by Editor


Muqdisho:-Madaxweynaha cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa marki ugu horeysay la hadlay laanta afka-Soomaaliga ee VOA. Wareysigan oo dheer ayuu qeybta koowaad oo aad idaacadeenaan subaxnimo ku dhageysan doontaan, wuxuu kaga hadlayaa arrimo kala duwan oo ay kujiraan qorshihiisa 100-ka maalmood ee soo socda. Madaxweyne Farmaajo oo u warramay wariyaha VOA-da Falastiin Axmed Iimaan ayaa ugu horreyn wuxuu ka tacsiiyeeyey geeridi ku timid madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Puntland Generaal Cadde Muuse.

Hoos ka Dhagayso Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) uu siiyey Idaacadda VOA

[audio:https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/02/farmajoVOA.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3


Source: VOA

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online