Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo oo u ambabaxay Wadanka Sacuudiga

February 23, 2017 - Written by Editor

Madaxweynaha JFS ayaa waxa uu saakay u ambabaxay dalka baqortooyada Sacuudiga Carabiya waana safarkiisii ugu horeeyey ilaa intii loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa waxaa safarkiisa ku wehliynayeen , Wasiiro , xildhibaano ka tirsan labada aqal ,taliyaha ciidanka Booliiska iyo masuuliyiin kale.

Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa waxaa uu casumaad ka helay boqorka dalka Sacuudiga .
A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online