Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyeeyay geerida Jen Cadde soona dhaweeyey Madaxweynaha JFS Farmaajo.[Dhagayso]

February 8, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa caawa waraysi gaar ah uu siiyey Idaacadda SBC waxaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Gen. Cadde Muuse Hersi. Madaxweyne Gaas ayaa waxaa tacsi u diray dhamaan shacabka Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan shacabka Puntland iyo Ehelkii uu ka geeriyooday Madaxweyne Cadde Muuse oo uu ku tilmaamay in uu ahaa shaqsi Qaran ah waxaa uu Alle uga baryey in uu u naxariisto

Hoos ka akhri Tacsida Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali ka diray geerida Madaxweynihii hore ee PL Gen Cadde Muuse

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Gen. Cadde Muuse ayaa wsaxaa uu ku geeriyooday magaalada Abu Dubai, isagoona bilihii danbe ku noolaa. Dhinac kale Madaxweynaha dowladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali ayaa waxaa kale uu uu hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo isagoona ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan madaxweynaha cusub

Hoos ka Dhagayso waraysiga Madaxweyne Gaas ay Idaacadda SBC la yeelatay

[audio:https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/02/WAREYSI-GAAS.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online