Madaxweynihii Hore ee Puntland Jen Cadde Muuse Oo ku geeriyooday Dubia

February 8, 2017 - Written by Editor

Dubai:-Ilaahay ha u naxariisto Madaxwaynihii hore ee Puntland Jen  Cadde Muuse Xirsi Ayaa Ku Geeriyooday magaalada Dubai. Ilaahay Ha U Naxariistee Jen Cadde Muuse Xirsi Madaxweynihii hore ee Puntland  ayaa baryihii ugu dambeeysya wuxuu ku xanuunsanayay magaalada Dubai.Maamulka iyo Shacabka Puntland ayaa tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Jen Cadde Muuse Xirsi.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online