Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS oo kulan wadatashi ah ku qabatay Puntland [Masawiro]
(June 14, 2017)
Garoowe:-Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi oo ka dhacay Xarunta Cilmibaarista ee Nabadda iyo Horumarinta Puntland u qabatay qaybaha kala duwan ee b
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo lagu wareejiyey sharciga la dagaalanka Musuqa.[Masawiro]
(June 14, 2017)
Muqdisho, 14 June 2017 –Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed ( Khader) oo maanta xafiiskiisa kula kulmey Wasiir ku xigeenka Wasaarada Cadaalada Soomaaliya Ciise We
Wasiirka Amniga DFS oo amray masuuliyiinta DFS in ay ka diiwaan galiyaan ilaalada & hubkood xarunta CID-da
(June 14, 2017)
Muqdisho:-Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Amniga ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa lagu amray dhamaan madaxda dowladda ee ku sugan magaalada Muqdisho in mudo dhan 2 usbuuc gudahooda ay ku d
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Sheegtay Inay Isku Soo Dhiibeen 50 Shabaab ah.[Dhagayso]
(June 14, 2017)
Muqdisho:-Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ka badan 50 maleeshiyada Al-Shabaab ah ay isku soo dhiibeen tan iyo intii uu madaxweynaha Soomaaliya ku dhowaaqay cafiska loo fidiyey xubnaha kooxdaas. W