Nadwo diini ah oo caawa ka bilaabatay degmada Waciye ee gobolka Karkaar
(June 28, 2017)
Boosaaso:-Waxaa caawa ka bilowday degmada Waciye ee gobolka Karkaar ee Puntland nadwo cilmiyeed diini ah oo sanadkii mar walba la qabto gaar ahaan xagaaga waxaan Nadwadaan cinwaan looga dhigay الع
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shir guddoomiyey kulanka guddiga Amniga Badaha
(June 28, 2017)
Muqdisho:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyey kulanka guddiga amniga Badaha, kaas oo looga hadlayay arrimo dhowr ah oo la xiriir
Waraysi Taliyaha Saldhigga Qandala Gaashaanle Axmed Cali Jire: Daacish iyo Saameynta Deegaanka.[Dhagayso]
(June 28, 2017)
Qandala:- Gaashaanle Axmed Cali Jire oo ah Taliyaha saldhiga booliska degmada Qandala ee gobolka Bari oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa waxaa uu uga waramay kooxda Daacish oo uu sheegay
Al-Shabaab oo ku Raad Joogta Mukhtaar Roobow Cali Abu Mansuur.[Dhagayso]
(June 28, 2017)
Bakool:-Wararka ka imanaya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyada ururrka Al-Shabab ay ku dhowaadeen deegaan ay ku tuhunsan yihiin inuu ku sugan yahay Mukhtaar Roobow Abu Mansuur. Abu Mansuur ay
Madaxweynaha Dawlada Puntland ayaa maanta 27 June 2017 ka qayb galay xafladda qalin jebinta ardayda dugsiga sare ee Ganbool, [Masawiro]
(June 28, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 June 2017 ka qayb galay xafladda qalin jebinta ardayda dugsiga sare ee Ganbool, kuwaas oo ah dufcaddii 15 aad ee k