Gudiga Doorashada Jubbaland oo sameeyey mudo kordhin

August 16, 2019 - Written by Editor

Kismaayo:- Guddiga Madaxa bannaan ee xudduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa caawa waxaa ay mudo kordhin ku sameeyeen waqtiga loo asteeyey in la diiwaan geliyo musharaxiinta ka dib codsi uga yimid wafdi ka socda beesha caalamka sidda IGAD, Safiirka Midowga Afrika Taliyaha guud ee AMISOM iyo Ergeyga gaarka ah ee Soomaaliya u qaabilsan Un-ka Jim Swan oo maalmo ka hor soo gaaray Kismaayo.

Gudiga Doorashada Jubbaland ayaa waxaa ay waqtiga is diiwan gelinta musharaxiinta ku dareen 3 cisho waxayna wakhtiga is diiwaan galinta ay ka bilaaban doona 17 August 2019 kuna eg 19 August 2019 iyagoona u asteeyey in doorashada Madaxweynaha ay dhaco 22 bishab August 2019.

A/cawaale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
August 2019
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online