Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) oo geeriyooday
(August 1, 2019)
Allaha u naxariistee Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan Qadar :- waxaa goor dhow Isbitaalka Hamad ee magaalada Doxa ee xarunta dalka Qatar ku geeriyooday Allaha u naxar
Puntland oo u dabaaldegtay Sanadguuradii 21 Markii la aasaasay (Daawo)
(August 1, 2019)
Garoowe:-Xuska sanadguurada 21-aad ee kasoo wareegtey Aasaaskii Puntland ee 1998 waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne Ku-xigeenka Puntla
Madaxweynaha JFS oo celiyey jinsiyaddiisii 2-da ee uu ka qaatay Mareykanka.
(August 1, 2019)
Muqdisho:-Maanta oo ay taariikhdu tahay 1-da Ogoosto, 2019, waxaan si rasmi ah idiinla wadaageynaa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed uu celiyay
Suldaan Dhure oo xalay lagu dilay Kismaayo
(August 1, 2019)
Kismaayo:-Waxaa xalay koox dablay ah oo hubaysan ay ku dishay magaalada Kismaayo Allaha u naxariistee Suldaan Rashiid Dhure oo ka mid ahaa salaadiinta Dhaqanka ee magaaladasi Kismaayo laga yaqaan
Gudoomiyaha Baarlamaanka PL oo soo dhaweeyey Wafdi ka tirsan laba Aqal.[Video]
(August 1, 2019)
Garoowe:-Gudoomiyaha Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyey Wafdi ka tirsan laba Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Gudoomiyaha dowladda Puntland ayaa kulanka