Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Gal-Mudug oo la doortay.

January 17, 2020 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaawday magaalada Dhuusamareen doorashada hogaanka cusub ee maamulka Gal-Mudug waxaan hadda dhamaatay tirinta codadka doorashada guddoomiyaha baarlamaanka 2-aad ee Galmudug, waxaana ku guulaystay oo hellay 54 cod Maxamed Nuur Gacal.

Maxamed Nuur Gacal ayaa waxaa uu ka mid ahaa howl wadeenada xafiiska Raiisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre waxaan uu ku guulaystay wareegii koowaad ee doorashada guddoomiyaha baarlamaanka 2-aad ee Galmudug
Waxaa ku tartamay guddoomiyaha baarlamaanka 2-aad ee Galmudug ilaa 2 musharax oo kala hellay

  1. Maxamed Nuur Gacal: 54 cod
  2. Cabdinaasir Aden Cusmaan: 34

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online