Madaxweynaha Puntland oo la kulmay danjiraha Sacuudiga ee dalka Kenya
(February 4, 2020)
Nairobi:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa magaalada Nairobi kulan kula qaatay danjiraha Sacuudiga u fadhiya Nairobi Ambassador Dr. Mohamed Abdulghani khayaad. Madaxweyne De
Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo gaaray degmada Dhahar.[Masawiro]
(February 4, 2020)
Dhahar:-Gudoomiyaha Baarlamaanka dowladda Puntland Abwaan Cabdi rashiid Yuusuf Jibril iyo wafdi la socda ayaa gaaray Magaalada Dhahar ee xarunta Gobolka Hayland. Ujeedka safaraka gudoomiyaha Baarlama
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo kulan la qaatay agaasimel Waaxeeyadda Wasaaradda.
(February 4, 2020)
Garowe:- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Mudane Maxamed Dhabancad oo uu wehlinayo agaasimaha Guud ee Wasaarada Maxamed Cali Nuur Jubba oo kulan laqaatay ag
Wasiirka Amniga Jubbaland oo gaaray Baladxaawo.
(February 4, 2020)
Nairobi:-Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xassan Cabdinuur Janan ayaa saaka gaaray degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo, Wasiir Janan ayaa dhawaan ka soo baxsaday xabsi guri ay ku xireen Dowladda