Madaxda Ahlu Sunna oo Isku-dhiibay Dowladda Soomaaliya.[Dhagayso]
(February 29, 2020)
Muqdisho:-Saraakiisha sare ururka Ahlu Sunna ee gobollada dhexe ayaa saakay isu dhiibay ciidanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, waxyar kadib markii ay xalay saqdii dhexe uu soo gaba gaboobay
Shirka Golaha Xukuumadda PL oo loga hadlay qaban qaabada shirka wadatashiga reer Puntland
(February 29, 2020)
Boosaaso:-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa todobaadkaan looga hadlay Amniga Guud ee Puntland, Safark
Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka oo yeeshay kulan-howleed
(February 29, 2020)
Muqdisho:-Shir u dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Gudigga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka