Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ambabaxay dalka Germany
(February 10, 2020)
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cimi Cismaan Karaash ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalka Germany. Garoonka diyaaradaha ee Gen. Mohamed Abshir Airport Garoowe, waxaa Madaxweyn