Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Yusuf Cismaan Samatar Bardacad
(February 14, 2020)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa iyo kan Goleyaasha Dowladda Puntland waxa uu ka tacsiyaynayaa geerida Alle ha u naxariistee Yuusuf