Dowladda Federaalka oo ku Eedaysay dowladda Kenya inay faragelin ku hayso Arrimaha Soomaaliya
(February 5, 2020)
Muqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay ku eedeysay dowladda Kenya inay farogeli ku hayso siyaasadeed arrimaha gudaha Soomaaliya iyo weliba amnigeeda. Warsaxaafadeed ka soo baxay wa
Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Masuuliyiin kasocotay Ha’yadda TANA Denmark.
(February 5, 2020)
Garowe:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadi yeynta Puntland oo shir guddoomiyey kulan dhexmaray Wasaaradda, Gudoomiyaasha Degmooyinka Garowe, Gaalkacyo iyo Bosaaso iyo hay'add
Madaxweynaha PL oo xil-ka-qaadis ku sameeyay Agaasimaha guud ee Tv-ga iyo Raadiyaha Dowladda Puntland.
(February 5, 2020)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne oo sumaddiisu tahay (Lr.14) kuna taariikhaysan (February 5, 2020) wuxuu xilka kaga qaaday Agaasimaha Tv-ga
Wasiirka Waxbarashada ee Puntland oo kormeeray Xarumaha Waxbarashada Degmada Dhahar
(February 5, 2020)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Cabdullaahi Maxamed Xassan, ay waheliyaan Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Haylaan Mohamud Abdirixmaan Mohamed (Jowte) iyo Gu