Madaxweynaha DFS oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(February 12, 2020)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa kormeeray Xarunta Tirakoobka Ciidanka Qalabka Sida oo lagu
Waa Maxay Forex Trading? Dr Maxamuud Horri
(February 12, 2020)
Garoowe:-Waa Muxaadaro muhiim ah uu Masjidka Ibnu Cali uu ka jeediyey Sh Dr.Maxamuud Horri  oo ah cilmi baaris aad ugu xeel dheer oo arriamaha dhaqaalaha iyo Sayniska ahna Sheekh diinta si wa
Kulan lagu Taageeray Go’aankii Xukuumada Puntland oo lagu qabtay Gaalkacyo
(February 12, 2020)
Gaalkacyo:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadi yeynta waxaa ka dhacay Kulan lagu Taageeray Go'aankii Golaha Xukuumada Dowladda Puntland, waxaana kulanka soo qaban qaabisay Isku-duw
Madaxweynaha Jubbaland oo ku qaabilay Kismaayo Danjire Donald Yamamoto
(February 12, 2020)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta waxaa uu Magaalada Kismaayo ku qaabilay Safiirka Dowlada Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Danjire Donal