Eedeysanayashii dilay Caaisha ilyaas oo saaka la toogtay

February 11, 2020 - Written by Editor

Boosaaso:- Waxaa Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari saaka Dil toogasho lagu fuliyey dhalin yaradii dilka iyo kufsi foosha xun kula kacay Caaisha Ilyaas Aadan waxaan saaka lagu fuliyey dilka labo ka mid ah eedaysanayaasha oo kala ah:-

1.Cabdifataax Cabdiraxmaan Warsame

2.Cabdishakuur Maxamed Dige

Waxaan ehelada labad qoys ay isku raaceen in xukunka dilka ah ee lagu xukumay Cabdisalaam Cabdiraxmaan Warsame dib loo dhigo mudo 10 cisho ah sidda uu u sheegay saxaafadda Aabe Ilyaas Aadan oo dhalay Caaisha Ilyaas oo la hadlay saxaafadda xukunka qisaata markii la fuliyey.

Waxaan u tacsiyaynayaa Ehelka iyo qaraabada labada wiil ee saaka la qisaasay , waxaan leeyahay ilaahay samir iyo imaan ha idinka siiyo , hana u naxariisto labadaas wiil iyo dhamaan muslimiinta .AAMMIIN

Hoos ka Daawo Aabe Ilyaas Aadan oo la hadlay saxaadda xukunka qisaata ka dib

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
February 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
242526272829  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online