Wasiirka arrimaha gudaha Puntland oo ku sugan Gaalkacyo
(April 8, 2020)
Gaalkacyo:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Maxamed Dhabancad oo uu wehlinayo Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Gobalka mudug Maxamed Xassan Waloore ayaa maanta kormeer
Wasaaradda Waxbarshada DFS oo Joojisay Sannad dugsiyeedka 2019/2020
(April 8, 2020)
Muqdisho:-Wasaaradda Waxbarshada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay si rasmi ah ugu dhawaaqeysaa in la joojiyay dhamaan qaadashada casharadii waxbarashada dugsiyada ee sannad dugsiyeedka 2019/
Wasiirka Caafimaadka Dawlada Puntland oo Agab caafimaad kala wareegtay maanta dalka Emaratka carabta
(April 8, 2020)
Boosaaso:-Wasiirka Caafimaadka Dawlada Puntland Dr Jama Farax Xasan ayaa maanta garoonka diyaaradaha boosaaso kula wareegay agab caafimaad oo loogu talagalay in lagula tacaalo cudurka aduunka ku sii