DFS oo diiwaan-gelisay 9 kiis oo cusub oo Coronavirus ah
(April 10, 2020)
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in la xaqiijiyey sagaal qof oo hor leh oo ku sugan magaalada Muqdisho uu ku dhacay cudurka Coronavirus.“Maanta oo ay taariik