Wasiirka Amniga Puntland oo ka hadlay Bandowga iyo ka hortaga Cov-19[Video]
(April 1, 2020)
Boosaaso:-Wasiirka Amniga Puntland ayaa Faahfaahiyey awaamiirta dhanka amniga ee Gudiga amniga Puntland uqaabilsan Ka hortagga Carona virus ay soo saareen. Hoos ka Daawo Wasiirka Amniga Puntland o
Ra’iisul Wasaare Khayre Waa la joojiyey Dhamaan Duullimaadyada dibadda iyo gudaha.[Video]
(April 1, 2020)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaare Khayre "Waxaa ilaa amar dambe xiranaan doona: Duullimaadyada dibadda iyo gudaha,Waxaa illaa amar dambe sii xirnaan doona iskuulada, dugsiyada quraanka iyo jaamacadaha.
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Puntland oo sheegay in uu dhaqan galay Bandowgii.[Video]
(April 1, 2020)
Garoowe:-Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan (dhabancad ) ayaa caawa waxaa uu ka warbixiyay amniga Puntland iyo wacyigalinta Bushada Ee Xanuunka Caronavirus. Hoos ka
Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyey geerida Ra’iisul wasaarihii hore ee DFS Nuur Cadde
(April 1, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid -Alle ha u naxariistee- Ra'iisul Wasaarihii Hore ee dal
Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Xarfo oo la magacaabay
(April 1, 2020)
Xeer Wasiir lr.54 soona baxay 01,April 2020, kuna saabsan magacaabid xoghayaha cusub ee Degmada Xarfo ee Gobalka Mudug. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka Iyo Dimuqraadi yeynta Puntland
Madaxweyne Deni Oo ka Tacsiyeeyay Geerida Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cadde.
(April 1, 2020)
Garoowe:-Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun, Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay ka tacsiyaynaysaa geerida Alle ha u naxariistee Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Nuur Xasan Xu