7 qof oo ku Dhintay Qarax ka Dhacay Duleedka Muqdisho
(May 31, 2020)
Ugu yaraan 7 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen markii baabuur ay la socdeen ay ay miino kula qaraxday duleedka magaalada Muqdisho. Goobjoogeyaal ayaa sheegay in qarraxa oo ka dhacay agagaar
Wefti ka socda Dowlada Puntland oo gaaray Degmada Dhudhub ee gobolka Karkaar
(May 28, 2020)
Qardho:-Wefti ka socda Dowlada Puntland oo gaaray Degmada Dhudhub ee gobolka Karkaar ee Puntland ayaa kulamo la qaatay Maamulka iyo odayaasha Degmada. Weftiga ayaa waxaa hogaaminayay Agaasimaha Gu
Puntland iyo Galmudug oo ka shiray Amaanka gobalka Mudug iyo la dagaalanka Argagixisada (Daawo)
(May 27, 2020)
Wasiirka Wasaaraadda Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland oo ay welinayaan Wasiiro iyo Xildhibaano Ka tirsan Dowladda Puntland ayaa kulan laqaatay Wasiir Amniga dowlada Galmudug Ahmed Macalin Fiqi, Wasi
Mareykanka: Soomaali lagu soo oogay dacwado la xiriira Al-Shabaab
(May 27, 2020)
Dacwad-oogayaasha Dowladda Federaal Mareykanka ayaa Talaadadi shalay si rasmi ah dacwado la xiriira argagixisanimo ugu soo oogay Liibaan Xaaji Maxamed oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya, balse heys
Diyaarad sidday gargaar oo lagu rasaaseeyey Qansaxdheere
(May 25, 2020)
Wararka ka imanaya Gobolka Bay ayaa sheegaya in diyaarad sidday sahay gargaar maanta lagu rasaaseeyey degaanka Qansaxdheere xilli ay doonayso inay halkaasi ku degto, sida ay VOA Somali ka heshay ilo-
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Wasiir Ismaaciil Diiriye Gama’diid
(May 25, 2020)
Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhi Raajicuun. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaca Dowladda iyo kan Shacabka Puntland, waxa uu ka tacsiyaynayaa Geerida W
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Wasiir Ismaaciil Diiriye Gama’diid
(May 25, 2020)
Inaalilaahi wa inaa illayhi raajicuun Garoowe 25 May, 2020. Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlada Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa uga tacsiyeeyey guud ahaan shacabka Puntland gaar a
Madaxweynaha Deni oo goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiiro iyo Wasiiro ku-xigeeno uu magacaabay
(May 25, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiiro iyo Wasiiro ku-xigeeno uu dhowaan Madaxweynuhu magacaabay oo galabta si rasmi ah x
Maamulka iyo Wariyaasha Halgan.net oo Dhamaan bulshada Soomaaliyeed u diraya Hambalyo ku aadan Ciida
(May 23, 2020)
Garoowe:-Maamulka iyo dhamaan wariyaasha Halgan.net ayaa waxaa ay ugu hambalyeynayaan umada Islaamka gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed munaasabada Ciidul Fidriga. Waxaa alle uga baryeynaa in
Jubbaland oo ku dhawaaq day in beri ay tahay Ciid.[Video]
(May 23, 2020)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa dhamaan Shacabka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan dadweynaha ree Jubbaland ugu hambalyeeyay munaasabada ciidul fidriga o

Next Page »